Dahabshiil-Gif
 
|

Daawo Sawirada: Wasiirka Waxbarashada Galmudug Oo Xariga Ka Jaray Dugsi Hoose Dhexe Oo Markii Ugu Horeesay Laga Hirgaliyay Deegaanka Ceel Akhwaan

3

Wasiirka Waxbarshada Galmudug Maxamed Cabdulqaadir Xaashi ayaa kaqaybgalay maanta Furitaanka Dugsi Hoose Dhexe Oo Markii Uugu Horeesay  waxbarasho oo markii ugu horeeysay Laga Hirgaliyay Deegaanka Ceel Akhwaan

Dugsigan Waxaa Deegaankaas Ka Hirgaliyay Dalada Horumarinta Waxbarashada Ee Qalin

Maxamed C/qaadir Xaashi Wasiirka Waxbarashada Galmudug oo Munaasibada Ka Hadlay Waxa uu Sheegay in Wasaarada Waxbarashada Galmudug Ay Kaalin Muuqata Ka Qaadanayaso Dar dar Galinta Waxbarashada Deegaanka Ceel Akhwaan

1

2

3

4

5

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news