Dahabshiil-Gif
 
|

Daawo Sawirada:8March-Maalinta Haweenka Aduunka oo Si Wayn Looga Xusay Galmudug

2

iyadoo Maanta Ay Ku Beegan Tahay 8 March-Maalinta Haweenka Aduunka islamarkaana Laga Xusayo Dunida Caalamka Ayaa Maanta Munaasibad Ka Dhacday Xaruunta Madaxtooyada Galmudug Waxaa Lagu Xusay Maalinta Haweenka Aduunka ,Waxaana Soo Qaban Qaabiyay Munaasibada Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Galmudug iyadoo Ay Kasoo Qeybgaleen Masuuliyiin Ka Tirsan Galmudug,Ururka Haweenka Galmudug iyo Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada

Munaasibada ayaa Lagu Soo Bandhigay Ciyaaraha Hiddaha iyo Dhaqanka umadda Soomaalida ay leedahay Heeso iyo Suugaan Wadani Ah.

Xaflada oo Ay Hadalo Kala Duwan Kasoo Jeediyeen Masuuliyiin Ka Tirsan Galmudug Ayaa Ugu Dambayn Waxaa Soo Xiray Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Galmudug Sahro Maxamed Cali Waxayna Uugu Baaqday Bulsada Soomaaliyeed In Haweenka lasiiyo Xuquuqda ay ku leeyihiin Bulshada Dhexdeeda iyadoo dhanka kalana ka codsatay in Haweenku ay kaalin buuxda ka qaataan sidii loo Xasilin lahaa Nabadda Dalka Soomaaliya .

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada

1

2

3

4

5

6

7

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news