Dahabshiil-Gif
 
|

Daawo Sawirada::Ciidamo Tababar Ku Soo Qaatay Dalka Jabouti Oo Gaalkacyo Kusoo Laabtay

4

Ciidamadan oo Ka Mid Ah Ciidamada ilaalada Xeebaha Galmudug oo Tababar Loogu Qaaday Dalka Jabouti Ayaa Maanta Dib Uugu Soo Laabtay Magaalada Gaalkacyo Ee Xaruunta Galmudug.

Ciidamadan oo Tababar Kusoo Qaatay Dalka Jabouti Ayaa Waxa Ay Ka Hawlgali Doonaan Xeebaha Dowlada Galmudug Kuwaasi oo La Dagaalami Doona Maraakiibta Shisheeye Ee Jariika Ku Haya Xeebaha Galmudug.

Daawo Sawirada

2

3

4

5

7

8

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news