Dahabshiil-Gif
 
|

Daawo Sawirada:Cutubyo Kale Oo Ka Tirsan Ciidamada ilaalada Xeebaha Galmudug oo Djibouti Tababar Loogusoo Xiray

2

Cutubyo Ka Tirsan Ciidamada ilaalada Xeebaha Galmudug Ayaa Maanta Tababar  loogu soo Xiray Dalka Jabuuti Waxaana Xiritaanka Tababarkaasi ka Qayb Galay Mas,uuliyin Ka Tirsan Dowlad Gobaleedka Galmudug oo uu ka Mid ahaa Wasiirka Kaluumaysiga iyo Qayraadka Bada Galmudug Mudane Cabdul Qaadir Cali Jaamac Qalabxoor, Saraakiil ka Socday Galmudug iyo Sidoo Kale Masuuliyiin Ka Tirsan Dowlada Jabuuti.

Wasiirka Kaluumaysiga iyo Qeyraadka Bada Galmudug Mudane C/qaadir Cali Jaamac Qalabxoor oo Goobta Tababarka loogu soo xirayay Ciidanka Ka Hadlay Waxa Uu Sheegay In Ciidamadan Ay Kaalin Ka Qaadan Doonaan Xaqiijinta Amaanka Xeebaha Galmudug.

Dhanka kale Saraakiil ka socday dowlada jabuuti oo iyaguna Ka Hadlay Xaflada Xiritaanka Tababarkan Ayaa Waxa Ay Ciidmada Galmudug ku Amaanen kaalinta ay ku leeyihihiin ilaalinta xeebaha Soomalia Waxaana Ciidamada Galmudug Ay Kula Dardaarmen in tababarkan ay uga  faaideyaan Ciidamada Kale Ee Galmudug

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada

1

2

3

4

5

6

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news