Dahabshiil-Gif
 
|

Sawirro+Dhagayo:Maamulka Degmada Gaalkacyo”Shacabku Waa in ay Bixiyaan Canshuurta”

4

Duqa Degmada Gaalkacyo Ee Galmudug Bile Diini Cali Ayaa Waxa Uu Maanta kormeer ku Tagay Xaruunta Suuqa hanti Dhowr Ee Xaafada Howl-wadeeg Ee magaalada Gaalkacyo isagoo Warbixin Kaga Dhagaystay Maamulka Suuqaas.

Waxa uu Shacabka Gaalkacyo Ka Dalbaday Duqa Degmada Gaalkacyo Ee Galmudug inay Bixiyaan Canshuurta oo Ay Ka Qeybqaataan Horumarka Deegaanka.

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Codka

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawiro

1

2

3

4

XAFIISKA WARARKA GAALKACYO

W/Q: Hanad Abdi Faarah

Email:Hanadnasta@gmail.com

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news