Dahabshiil-Gif
 
|

Daawo Sawirada+Dhagayso: Madaxweynaha Galmudug Oo Xariga Ka Jaray Gaalkacyo Xaruumo Cusub

2
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid Ayaa Maanta Xariga Ka Jaray Xaruumaha Dowlada Hoose,Garsoorka,Garoonka Kubada Cagta C/laahi Ciise Maxamuud Iyo Qayb Cusub oo Lagu kordhiyay Madaxtooyada Galmudug Kadib Munaasibad Ka Dhacday Magaalada Gaalkacyo Ee Xaruunta Galmudug

Hirgelinta Xaruumahan waxaa iska kaashaday Maamulka Degmada Gaalkacyo iyo Hay’adda TIS .

Mudane Cabdi Qaybdiid Madaxweynaha Galmudug Ayaa sheegay in Maamulka Degmada Ay ku shaqeyn jireen Xaruun KMG ah, halka Maxkamaddana ay ku shaqeyn jirtay dhismo kiro ah.

Hay’adda TIS Ayuu Uugu mahadceliyay mashaariicda kala duwan ee ay ka wado Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Galmudug.

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Codka Madaxweynaha Galmudug

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada

1

2

3

4

5

6

7

8

9

XAFIISKA WARARKA RADIO CODKAMUDUG

Nagalasoo Xiriir

Email: Hanadnasta@gmail.com Ama

Codkamudugfm@gmail.com

Tell:+252907603456

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news