Dahabshiil-Gif
 
|

Daawo Sawiro+Dhagayso:-Wasiirkii Hore Ee Amniga Somalia C/kariin Xuseen Guleed Oo Cadaado Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay

2

Waxaa Galinkii Dambe ee Maanta Magaalada Cadaado ee Xaruunta Maamulka Ximan Iyo xeeb Si weyn loogu Soo Dhaweeyay wasiirkii Hore ee Amniga qaranka Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed Oo hada La Filayo in uu ka Mid Noqdo Musharixiinta u taagan Qabashada Xilka Madaxtinimo Ee Maamulka Gobolada Mudug Iyo Gagaduud.

Mudane c/kariin Xuseen ayaa waxa Garoonka Diyaaradaha Cadaado ku soo Dhaweeyay Masuuliyin ka kala tirsan Maamulada Galmudug Iyo Ximan Iyo Xeeb

C/kariin ayaa Markii uu Soo Gaaray Magaalada Cadaado wuxuu halkaa kula hadlay Boqolaalkii dadka ahaa ee soo Dhaweeyay .

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada

1

2

3

4

5

6

Nagalasoo Xiriir

Hanadnasta@gmail.com Ama

Codkamudugfm@gmail.com

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news