Dahabshiil-Gif
 
|

Daawo Sawirada+Dhagayso:Xaflad Loogu Magacdaray Sahanka Nabada iyo is Dhexgalka Bulshada Oo Cadaado Lagu Qabtay

7

Xafladan Loogu Magac Daray Sahanka Nabada iyo is Dhexgalka Bulshada oo Ay Ka Qeyb Qaadanayeen Dhalinyaro Ka Socoto Degmooyinka Galguduud Ayaa Lagu Qabtay Magaalada Cadaado Ee Xaruunta Maamulka Ximan iyo Xeeb ,Waxaana Xaflada Ka Qeybgalay Xubno Ka Socday Maamulka Ximan iyo Xeeb , Gudiga Farsamada Maamul Usameenta Gobolada Dhexe iyo Bulshada Cadaado

Waxaana Xaflada Lagu Soo Bandhigay Suugaan Kala Duwan oo Ka Hadlaysa Qiimaha Ay Leedahay Nabada iyo is Dhexgalka Bulshada

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Wariyaheena C/risaaq Tuuryare Ayaa Warbixintan Cadaado inooga Soo Diray

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada

1

2

3

5

6

7

8

9

10

12

XAFIISKA WARARKA RADIO CODKAMUDUG

Nagalasoo Xiriir

Hanadnasta@gmail.com Ama

Codkamudugfm@gmail.com

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news