Dahabshiil-Gif
 
|

Daawo Sawirada::Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Baarlamaanka Soomaliya Oo Mudug Ku Sugan

1

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee baarlamaanka faderaalka Soomaaliya,Mahad Cabdalla Cawad ayaa booqasho ku jooga degmada Jariiban ee gobolka Mudug oo uu gaaray maalmo ka hor.

Mahad cabdalla cawad ayaa waxa uu kulamo La Qaadanayaa maamulka iyo bulshada kunool degmada jariiban ee gobolka mudug isagoo socdaalkiisana uuku qotomo ukuurgalida xaaladaha nololeed ee ka jira deegaanka xili abaar xoogan ay halkaasi ka jirto.

waxa uu sheegay gudoomiye kuxigeenka labaad ee baarlamaanka somalia oo saxaafada la hadlay inuu ka xun yahay abaaraha ka jira degmada iyo deegaanada udhow  wuxuuna Eebbe ka baryay inuu roob siiyo deegaanka si dadku iyo duunyada ay uga baxaan abaarta.

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada

1

2

3

4

5

6

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news