Dahabshiil-Gif
 
|

Daawo Sawirada::Gudiga Horumarinta iyo Baraarujinta Bulshada Ee (GOB) Oo Kulan La Qaatay Ardayda Jaamacada Gaalkacyo Universaty

8

Gudiga Horumarinta iyo Baraarujinta Bulshada Ee Gob Oo Dadaal Uugu Jira Sidii Loo Dhisi Lahaa Wadada isku Xirta Magaalooyinka Gaalkacyo iyo Hobyo Ayaa Maanta Kulan La Qaatay Ardayda Waxka barta Jaamacada Gaalkacyo Universty (GU).

Kulanka Ayaa Waxa Uu Kusaabsanaa Sidii Ardayda Jaamacada Ay Kaalin Uuga Qaadan Lahaayeen Dhismaha Wadada Gaalkacyo iyo Hobyo.iyadoo Ardayda Jaamacadana Ay Balan Qaadeen in kaalin Muuqata Ay Ka Qaadanayaan Dhismaha Wadada isku Xirta Gaalkacyo iyo Hobyo.

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada

1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news