Dahabshiil-Gif
 
|

Daawo Sawirada:Madaxweynaha Somalia oo iclaamiyay Halka lagu qabanayo Shirka Maamul Usameenta Gobollada Mudug iyo Galgaduud

1

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa halkaasi kaga dhawaaqay halka lagu qabanayo Shirka Maamul u sameynta Mudug iyo Galgaduud iyo halka ay noqoneyso Caasimada Maamulka.

Xassan Sheekh ayaa kadib kulamo uu la qaatay Odayaasha  Beelaha Labada Gobol ee ku sugan Dhuusamareeb ku dhawaaqay in Shirka dhismaha Maamulka lagu qabanayo Magaalada Cadaado, isaga oo dhinaca kale sheegay in Caasimada Maamulka ay tahay Magaalada Dhuusamareeb.

Odayaasha Shirka Dhuusamareeb ayaa la sheegay in ay soo dhaweeyeen go’aanka Madaxweynaha uu ka gaaray khilaafkii ka taagnaa halka lagu qabanayo Shirka.

1

2

3

4

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news