Dahabshiil-Gif
 
|

Daawo Sawirada:Shirkada is Gaarsiinta Golis Telecom oo Raashin Gar gaar Ah u Qeybisay Dadka Abaaruhu Sameyeen ee Kusugan Tuulooyinka Ceel Akhwaan iyo Daarusalam

Shirkada is gaarsiinta Golis Telecom Somalia Ayaa Gobolka Mudug Ka Wada Gurmad Ay Gaarsiinayso Dadka Abaarta Ku Ceyrtoobay ee Kunool Deegaano Ka Tirsan Gobolka Mudug.

 
Tuulooyinka Ceel Aqwaan iyo Daarusalaam oo Ay Kusugan Yihiin Dad Abaarta Ay Aad u Saameesay Ayee Maanta Shirkada is Gaarsiinta Golis Telecom Somalia Gaarsiisay Deeq Raashin Ah.

 

Maamulaha Shirkada Golis Telecom Somalia Axmed macalin abshir Ayaa Goobta Ka Hadlay

Halkaan Hoose Daawo Sawirada Tuulooyinka Maanta Gar Gaarka La Gaarsiiyay

  

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news