Dahabshiil-Gif
 
|

Daawo Sawirada::Xaruunta Xanaano Oo Deeq Lacageed Gudoonsiisay Agoonta Gaalkacyo Galmudug

13

Xaruunta Xanaano Oo Caawisa Agoonta degmada Gaalkacyo Ee Galmudug Ayaa Deeq Lacageed Gudoonsiiyey caruurta  wax ka barata Schoolada Kuyaala degmada gaalkacyo.

Xaflad lagu  guddoonsinayey deeqda lacageed ayaa Waxaa ka soo qeybgalay waalidinta caruurta dhashay waxaana halkaas ka hadlay wakiilka gobolka mudug ee xarunta xanaano Marwo Xabibo konfurow kana mid ah Xilibanada Galmudug waxa ayna Tilmaamtay  in xaruunta ay iminka  gacanta ku heyso  80 caruur agoon ah,  kuwaas oo isugu jira Gabdho iyo wiilal, waxay intaasi raacisay  in xaruntu ay bixiso waxbarasho isugu jirta Diini, maaddi iyo tarbiyo, ayadoo  dhinaca kale xustay  in xarunta ay ka howlgalsho Gaalkacyo ,Cadaado , Xarardheere, Dhuusomareeb ,bandiradley iyo Muqdisho.
.
Wakiilka gobolka mudug ee xarunta xanaano oo halkaasi hadal ka jeedisay  ayaa sheegtay in hey’addu ay gacanta ku heyso xaruntaasi islamarkaana ay bixiso dhaqaalaha ku baxa waxbaridda iyo barbaarinta caruurta ku jirta xarunta.

wakiilka gobolka mudug ee xarunta xanaano Marwo xabibo kunfurow ayaa dhinaca kale hoosta ka xariiqay iney sii kordhin doonaan taakuleynta xarunta xanaanada agoonta ee gobolka mudug.

Sidoo kale wakiilka gobolka mudug ee xarunta xanaano ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed ee wax heysta iney taageero dhaqaale  la soo gaaraan xarunta xanaanada caruurta agoonta ah ee  Gobolka mudug .

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada

1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

12

13

14

15

16

17

18

19

XAFIISKA WARARKA GAALKACYO

Nagalasoo Xiriir

Codkamudugfm@gmail.com Ama

Hanadnasta@gmail.com

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news