Dahabshiil-Gif
 
|

DAAWO SAWIRRADA: Taliyaha Ciidamada oo booqday askar dhaawac ah

Taliyaha ciidamada Xooga Axmed Maxamed Jimcaale (Cirfiid) ayaa booqday Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo ku dhaawacmay Qaraxyadii maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay Magaalada Muqdisho kuwaa soo ku jira Isbitaalka Madiina.

Askartaan uu booqday taliye Cirfiid ayaa u badnaa kuwii kusoo dhaawacmay Qaraxii ka dhacay Warshadda Nacnaca ee degmada Wadajir.

Taliyaha ayaa sheegay in Askarta dhaawacyadoodu culus yahay ee aan dalka wax looga qaban karin loo qaadi doono dalka dibadiisa.

W/Q; Maxmed Muxiyadiin {SaxanSaxo}

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news