Dahabshiil-Gif
 
|

DAAWO SOO DHAWAYNTII CISMAAN CAATO EE GAALKACYO CODKAMUDUG TV

DAAWO SOO DHAWAYNTII CISMAAN CAATO EE GAALKACYO CODKAMUDUG TV

22 Responses for “DAAWO SOO DHAWAYNTII CISMAAN CAATO EE GAALKACYO CODKAMUDUG TV”

  1. garuun says:

    cismaan nabad buu sheegey laakiin leykuma haleen karo alow sahal amuurahaadeer waa isbadal badan yahey

  2. dhagacaleen says:

    wlhi waan soo dhawey neynaa aniga rayi ahanteyda waxana leeyahey waxad horey uga gaabisey ayey aheyd inaad halaka aad u dhalatey aad mar hore wax qabad muuqda ka muujiso lakiin hadana waa ey kuu baahan tahey galmiudug hor mar iyo wax walba ood u qaban karto lakiin waxaan kaa cod saney naa siyaasadii xamar ii jid iyo jaha laayda aheyd inaadan galmudug u fur furan oo waxaanu kaa dooneynaa siyaasad wax qabad oo muuqata inaad ku biiriso

  3. hawa says:

    dhaga calee sorry ma cataa waxaas dhago u leh sow ninkii anakoo soomaali madaxdeed ah majaheeda naga dhigay ma ahaa dhiigii caydiid xaqdaradiisii buu la harsan la yahay magaciisii baa ba ay marka meel uu isku soo shaac bixiyo buu rabaa duli calan kaagu waa dhacay ninkaad magaca ku laheyd waa ninkad dhiigiisa ku faantay ciribey

  4. Faa`id says:

    Xusuustaa ma xiriirsho waxaa fiican taariikda madow inaan la dabagelin ee hada iyo maxaa u ah dan Maamulgoboleedka Galmudug iyo dadka ku mideysan loona midoobaa midnimadooda.

  5. GalMudug State Medborgare says:

    asc all inta caqliga fayow ku jiro ee reer galmudug salaan diiran baan hawada idiin soo marinayaa bacda salaan intey islaantaa xaawa wadatoo miidhan nagu dhex jirto wadanku degi maayo cuqdad la dhimo dhe cajuusadaasoo miidhanbaa wiilashayadii isku dhameysey bal wax la soo dhaafeybey fadh fahdaysaa inkaari kugu dhacdey waar dadka cuqdadeysan dhag yaan jalaq loo dhigin galmudug maanta waxaynu duulin karnaa inagoo gacmaha is qabsana kii cuqdad iyo wax la soo dhaafey la yimaadana qoorta jarna maanta qadiyada galmudug ninka ka hor yimaada madaxaa maqan xitaa haduu caato ahaado ama caalin ama mid shacaba kuu rabo ha ahaadee midnimada galmudug waa muqadis islaan xun oo cuqdad qabtana looma baahan sacad maanta baal cusub ayaanu furney yaaney dib inoo celi dadka cuqdadu dishey. hore u socod hala sameeyo yaanaan dib ugu noqon wuxu ilaahay na soo dhaafiyey VIVA GALMUDUG STATE sacad waa hal mother fucker layma tuso nacastaasoo miidhan

  6. hawa says:

    cuqdad ma qabo cajuusana ma ahi doofaar yahow waxba galmudug ha ku qaraabanin horey galmudug waa u socotaa laakiin caato aniga iigu hoos qarin maysid sacad buu dan u hayaa taas waa dhamaatay sacadna asgoo cirkaas marayo ayuu meesha ay maanta yaalan waxaa dhigay caato iyo rag adiga kula mida oo magac beena oo galmudug la dhaho oo lagu qariyo danbiyadii la galay iyo ninkii madaxda ahaa oo gumaadka tooska ah iyo mid dahsoon inta lagu dilay hadana la iila soo baxayo sacad waa far wax far la dhaho ma jirto sacad is rabana ma jirto haduu sacad saa sheegaysa yahay maxaa hada caalin futada ugu dhagan tihiin tuug tuug dhashay ninka dhiigii madaxdeenii daacad aheyd aniga maantay waa sacad iga gadi meysid aniga iyo adigana anaa sacad u dhow TUUGA WATA GALMUDUG STATE OO AAN ANIGU U AQAAAN GAL SACAD XAQIRAAD HADEY GALMUDUG SAX TAHAY MAXAAD HALYEEYADIINII TAARIIKHDA IYO BARAAGIHII LA IDINKU GURI JIRAY U XAQIRTEEN AAD XAFLADII INA ABSHIR HAMAAN OO LA WADA OGAA U FAANSATEEN WAA SUAAL SACAD U TAAAL BYE BEENLOWGA

  7. Faa`id says:

    Xaawadu waa mid fidno wado ah cidaaad magaceeda xustayna inaadan aheyn waad cadeysatay, laakiin mid ayaa idin ka qaldan kuligiin Galmudug qabiil kaliya hada maahan ee waa dad isku tegay oo tashaday maamulka sarena hadba qof baa qaban. Dadkana nabad iyo nolol ha loo daayo iyo qalbi saafi ah.

  8. hawa says:

    faaid cida inaan ahay cidna kama baryayo laakiin runta waa la diiday ina adeer guriga marka la dhisayo hadaan aas aaska loo ilaakiin kuma hagaageyso sida hada lagu wado oo ah dad dano gaara ka leh iyo kuwii shalay anagoo soomaali iyo gaalba madaxdooda ahaa inta lugaha nagu dhagay noo celiyey baraxley oo afar mudul ka sameysan tahay inaan ku aruurno qaarna inta yurub vitamin d uga dhamaadey raadsaday oo haba website isku qurxinaayo maamulka galmudug baan soo booqanay arinta indhaha ha loo furo sacad maantay waa kala firdhaday ee inta runta la isku sheego sartu meeshay ka quruntay ha laga wanaajiyo yaan cisman caato la wada ogaa naloo dadadine qurunka ha layska qabto

    • Faa`id To Hawo says:

      Xaawo sow ma ogid in wixii dhacay oo siyaasad ah laga heshiiyey oo nin walbaa wixii uuu Soomaali weyn ka helo uu la soo shirtago ma ogid miyaa Caato vs ina Caydiid marka dadkii is jilaafeeyeyba waa ka heshiiyiiine adigu maxaad rabtaa ma xal mise fidno thanks

  9. galdogob says:

    WAXII HORE TAGE HADA IYO MAXAAN QABANAA DHAHA DADKA REER GALMUDUGOW IS JII JIID MEESHA UU SOOMAALI DHIGAY WAAD ARAGTAAN HADII GALMUDUG OO CURDAN AH IS JIID JIID IYO CAATAA SAAS YEELAY IYO CAALIM BAA SAASA DHAHDAA SEE XAALKEEDU NOQON
    HADA IYO QOFWALBA QABILWALBA IYO QADIYAD WALBA BAAL CUSUB GAL MUDUG IYO CAALINBA VIVA

  10. CISMAAN CAATO MALINTII USHEEGATAY IN UU KA DAMBEEYE DILKII LIBAAXII AFRIKA EE CEYDIID AHAA WAXA AY AHEYD ASAGANA IN LALA DUUGO LAKIIN WAXAAN KA XUMAHAY IN SOMAALI AYSAN QABIIL IYO JUFO JUFO KA DHAMANEYN CISMAAN CAATO MAANTA DADBUU SHEIKH U AYHAY WANA TAS MIDA AN LA ISKU FAHMEYN HABAR GIDIR WA DHIMATAY MARKII CEYDID DHINTAY TAASANA SOMAALI DHAN BA ASHEEGATAY ADIGA OO MEEL DHEER KA EEGIN AAWAY SIYASADII HABAR GIDIR ALLOW NA MIDEE

  11. libaax an Caato ahayn miyaa jira Viva Caato long life cuqdadaas waligaay way ku haynayaa waadna u dhimanaysaa uma joojinayno dadka calooshooda ka hadla

  12. foosiyo says:

    SCWB ala ha u naxariisto caydiid aniga uma malaynaayo nin somaali oo la mid ah in la helaayo laakin tiisii baa dhamaatay inkastay fiicnayd in cid kale lagu sababo hadana caato inkastuu axmaq yahay hadana waa walaalka anigu walaahi haduu maanta dhinto kama naxayo ma aha nin wanaagsan waxaana la dhahay ninka dilay walaalkeen inagana waa noo dan lee yahay laakin ska ilaaliya waxba ugama baahnidin caato iyo inta la mid ah laakin bardoo waa walaal buuga naxariista u baadha hana ku daysanina isaga caydiid ma necbay laakin qiiradaa indho tirtay meeshuu gaadhad buu uquuri waayey aniga waa ku faraxsanahay guusha cadiid gaaray aduunkoo dhan baa naga yaqaanaa mar marka qaarkod waxay noqotaa inuu walaalkaa wax kuu quuri waayo dib u xasuuso haabiil iyo qaabiil isagaba walaalkiis qiiro ayuu u dilay marka qofku markuu indho beelo wuxuu samaynayo ma oga aniga cidan ahayn lakin labada nin wa kaa jecelahay inkaston ciyaal xamar ahay waxan idinka codsanayaa ninkas u dambi dhaafo qiiro ayaa indho tirtay waxan u malaynayaa inuu shalay taagan yahay ilaahay ha soo hanuuniyo isaga iyo inta la midka ah qalbigoodana ha nadiifiyo guulaysta daa’iman markad qof xukumaysan ilaahay xasuusta .Dadka waa bina’aadam wayna khadan gacmaha is qabsada hana is khilaafina dadka inta fiicana warkooda ha la maqlo .fidnadana iska ilaaliya. Ilaahy baa noo sheegay oo na dhahay AL FIDNA ASHADU MINAL QATIL.wa iiqbilaahi towf

  13. hawa says:

    caaqil haleysanoow caato haduu libaax yahay meel ha iska soo saaro tuuga xun waaka baraxley taariiq xumo iyo toobad seeg la taagane

  14. Bashir says:

    ALLAH.. maxaa been la isku sheegahayaa.. war ninkaan magaca GALMUDUG ankee ma karo wax kale iska daaye… mideeda kale.. DUMARKA maxey balaayo u horseedaan? xoogaa yar oo tolkiisa ah baa garoonka ka so qaadey oo qeylodhaan iyo orr aan meesha loo joogin la yimid.. ninkaan oo kale waa in la iska fogeeyaa.. oo sida SOMALILAND ay ooga tuureen xoog hayihii xisbigii hore shirka xoog iyo garba duub looga saaraa… kanoo kale fitno uu wadaaye, SACAD ninkaan Galmudug haka saareen sida ugu dhakhsiyaha badan…

  15. abdi says:

    waxaan ugu baaqayaa dhalinta gobalka in ay isku tiir sanaadaan ayna ka fogaadaan wax kasta oo sumcadooda wax udhimi karo horay ayaa looyiri tagto daa oo timaado qabo mar gadaal yaan loolaaban odoyaashu waqtigoodii wuu idlaaday mana ahan in raadkooda gadaal looraaco hada kadibna haka suginana wax qabad ninkii maskax gubatay wax kasugo ha ogaado dibdhac mooyee in uusan hormar gaarayn wxaaa wax lalayaabo ah aduun kaan casriga nonqday oo habar kasta hormar beegasanayso waxa gobalkeena gadaal uriixaayo oo udiidan hormarka

  16. maxmuud says:

    xaawa..anigu maahi reer galmudug lakiin waxan ahay nin ceyr habargidir…runtii ninkaan cusmaan caato aad ayan u necbahay.waxuu ka mid yahay kuwa maanta caruurteenii in ay bahdilnaato oo xumaan iyo naceeb ku abuuray…ma jeceli inan gadaal fiiriyo..lakin ninkan oo kale wa habaaranyahay, waxuu yahayna wan naqaanaa…jiilka musstaqbalka halaga ilaasho inuu sumeeyo…koleyab waaba qorax dhacday..kol dhaw wuuu dhimanayaa…dadkeeena wanaaga u dhashay dadyahow aan tageerno..nin xun oo damiir la,aan ah cid walba way ledahay..laakin dadka aya garta qofka u fiican…waxii tagay waa la cafiyaa lakiin lama iloobo waayo qaladkaas dib danbe inu u soo noqodo maahan..waxaba yuuna tarin ee faraha hakal baxo arimaheenaa..xaawo qof walaal ah ayan ahay oo raba futere generation in ay badbaadaan…
    wasalamu allaykum

  17. MUMIN CALI says:

    asc dhamaan aniga waxaan ka soo jeeda gobolka hiiraan waxaana ahay nin xawaadle ah. waxaan rabaa hal arin oo ku saabsan galmudug inta eey dhisan tahay wax qabadkeeda iyo u jeedada loo dhisay? waad aragtaan putaland horumarka eey sameeysay in maanta oo la jooga shidaal eey qodanayaan nabad galyada ka jirta waad aragtaan dhanka putland suaasha aan qabo ayaa waxeey tahay maxaa maalin walba dad loogu dilaa dhinaca galmudug? galmudug ma waxaa loo aas aasay oo keliya putlandba maamul beey sameeysatay anaguna aan sameeysano? mise waxaan jirin galmudug dad aqoon yahan ah maamul yaqaan ah nabad galyada sugi karo?

  18. abdi says:

    Asc Walaalayaal waad mahadsantihiin Soomaalida dhamaan,

    MUMIN CALI sxb Somali cidaa rabti ka ahow!!! jawaab ayaa xaq u leedahay, Horta waxaa nasiib daro ah adiga oo aan ka war hayn wadciga goboladeena; mudug iyo hobyo inaa iska hadaaqdid, waayo ma ogtahay inay galmudug iyo qolada kale ee aad sheegtay (P- land) inay 99% galmudug amaan badan tahay; walaahi waa xaqiiqo, waxaan kuu tirin karaa 200 people oo caan ah oo halkaa lagu dilay oo aan ka xusi karo allaha u naxariistee Xildhibaan Seefta Banaanka, Gudoomiyihii maxkamada darajada 1aad bosaso, culumo caalimiin sare ah, wariye yaal, saraakiil ciidan; dhamaantood aad baan uga xumahay walaahi; allaha u naxariisto; waayo waa dad Somaliyeed, anaga illaahay waxa uu nasiiyay nabad galyo, illaahow adaa ku mahadsan. rag baase ka shaqeeyay nabadaas.
    horumar badan baanu gaarnay waqtigii yaraa ee ay dhisnayd galmudug, please don’t be jelouse; instead join us. xataa p-land hadii aan ku dayano ceeb iyo cay toona maaha; hadaan wixii wanaaga uga dayano, ee maad adigu nagu dayatid, xaqiiqduna waa sidaas aan kuu sheegay oo nabada allaah baa noogu roonaaday; anaga ayaaba nala waydiiyaa sida heerkan aan ku gaarnay, bal research samee intaadan mar kale soo hadlin, dhamaanteena (Somalida) nabad waarta allaha nasiiyo.
    wabilaahi towfiq.
    abdi

  19. galinsoor says:

    xaalka galmudug waxuu kujiraa in waqtiga madaxtinimada laga dhigo 4sano oo jufadii xukunka qabata aysan kusoo laaban karin 12sano , sidaas ayaa lagukala nabad gali karaa oo looga bixi karaa in markasta 3nin ay wada sheegtaan madaxwaynanimo.

  20. Faa`id To Muumin Cali says:

    Muumin run baad asiibtay laakiin Galmudug waxay la,dahay hogaan fiican oo u dhabar aderyga maamul ka hana qaada Galmudug waxaana ka maqan dadkii hogaamin lahaa waliba wax la iskuma ogola oo mid kastaa waa madaxweyne, balse maamul xumadda koonfurtaan kala mid nahay inkastoo ujeedkii loo abuuray uu ahaa Galmudug Dowlad goboleed,hadana hadafyo kale ayaa iska yimid oo ah aan ka muuqdo bes shirarka siyaasadda iyada oo aan lala tashan aqoonyahankii aasaasay Galmudug. Marka hadafkii waa la hareer maray inkastoo aan rajeynayo in la xaliyo herdinta iyo jilaafadda ka jirta GM OF SOMALIA.

  21. Hussein says:

    Walaalkay Mumin Cali, Salaan qaali ah kadib, waxaan kaaga jawaabaya su’aalihii aadna weydiisay: marka hore Galmudug looma dhisin qaab masayr ah, ee waxaa loo dhisay sidii bulshada ku dhaqan deegaanada ay ka kooban tahay loo horumarin lahaa. su’aashaada labaad ee ah maxaa mar walba loogu dilaa dadka dhanka Galmudug, taas waxaan ku leeyahay walaal run ma ahan, oo dhanka Puntlandd ee Gaalkacyo waxaa laga yaabaa ama u badan tahay in bishii lagu dilo 10-20 qof inta u dhaxaysa, halka dhanka Galmudug laga yaabo 1-3 qof in lagu dilo. dadku waxay isku qaldaan ama si sterio-type ah u aaminaan marka idaacadaha laga sheego qof baa la dilay in ay tahay dhanka Galmudug, taasna runtii waa arrin la yaab leh, waxa aad maqasho ee Salaadiinta ama Saraakiisha Ciidan lagu dilaa waa dhanka Puntland. kuma lihi dhib kama dhaco dhanka Galmudug laakiin xaqiiqiyan aad ayey uga roon tahay dhanka Puntland.

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news