Dahabshiil-Gif
 
|

Daawo:::Doontii Kusoo Xiratay Dekada Magaalada Hobyo+WARBIXIN

1

Dekedda Magaalada Hobyo Ee Gobolka Hobyo Ayaa Markii Labaad Waxaa Kusoo Xirtay Dooni u rarneyd Ganacsato Soomaaliyeed, taasoo sidda badeecoyin kala duwan.

Doonida ku Soo Xiratay Dekedda Magaalada Hobyo oo lagu magacaabo (ALYUSUF) Ayaa Waxaa Soo rartay Ganacsato Soomaaliyeed, iyadoo Ay Ka faaideen Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Hobyo.

1

2

3

Dajinta Doontan Kusoo Xiratay Dekada Magaalada Hobyo Ayaa Waxa Ka Faaiday Xoogsato Muruq Maal Ah oo Sanadihii Uugu Dambeeyay Shaqala,aan Ku Haysa Magaalada Hobyo.

4

Xoogsatada Muruq Maalka Ah Ee Hobyo oo Ka Shaqeenaya Dajinta Doonta

5

6

8

Wasiirka Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Bada Galmudug Mudane C/qaadir Cali Jaamac Qalabxoor oo La Hadlay Codkamudug Ayaa Sheegay in Si Rasmi Ah Ay Ufuran Tahay Dekada Magaalada Hobyo islamarkaana Aysan Jirin Wax Canshuur Ah oo Laga Qaadayo Doontii Kusoo Xirata Dekada Hobyo isagoo Uugu Baaqay Ganacsatada Soomaliyeed in Dekada Hobyo Ay Kala Soo Dagaan Badeecooyinkooda Madaama Canshuur La,aan Ay Tahay.

17

Wasiir Qalabxoor Oo Doonta Kor Saaran

Furitaanka iyo Shaqeenta Dekada Magaalada Hobyo Ayaa Faaido Wayn Uugu Jirta Ganacsatada Somaliyeed Gaar Ahaana Ganacsatada  Gobolada Dhexe Kunool oo iyagu Qarash Badan Kaga Bixi Jiray Badeecooyinka Ay kala Soo Dagayaan Dekada Magaalada Boosaaso,Waxaana Talaabadan Dib U Hawlgalinta Mudo Dheer Kadib Dekada Hobyo Soo Dhaweeyay Bulshada iyo Maamulka Magaalada Hobyo.

12

13

Wasiirka Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Bada Galmudug iyo Wasiirka Haweenka Galmudug iyo Ganacsade Cabdul Jaamac Dhalas oo Saxaafada La Hadlaya

14

15

16

isha Ku Haay Mar Walba CODKAMUDUG.COM

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news