Dahabshiil-Gif
 
|

Dag Dag: Banaanbax Loogasoo Horjeedo Xusul Duubka Siyaasadeed Ee Muqdisho Oo Gaalkacyo Ka Socda

Viva Galmudug

Magaalada Gaalkacyo Ee Xaruunta Dowlad Goboleedka Galmudug Ayaa Xiligaan Waxaa Ka Socda Banaanbax Looga Soo Hoejeedo Xusul Duubka Siyaasadeed Ee Kasocda Magaalada Muqdisho.

Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Galmudug Ayaa iskuugu Soo Baxay Magaalada Gaalkacyo iyagoo Socdaal Kusoo Maray Wadooyinka Waa Wayn Ee Magaalada Kadibna Iskuugu Yimid Barxada C/laahi Ciise Maxamuud Waxaana Ka Qeybgalay Oo iminka Kusugan Dibad baxa Masuuliyiin Ka Tirsan Galmudug.

Masuuliyiinta Ayaa iminka Kahadlaya Dibadbaxa oo Qudabado Jeedinaya

Goordhow La Soco Faahfaahin Dheeri Ah iyo Sawiro Ku Saabsan Dibad Baxyada

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news