Dahabshiil-Gif
 
|

DEG DEG: Madaxweynaha Dowlada Galmudug oo kala Diray Golaha Wasiirada Galmudug

1

Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka Galmudug Aya Maanta oo Ay Taariikhdu Ku Beegan Tahay 4/6/2014  Waxa uu kala Diray Golaha Wasiirada Dowlad Gobaleedka Galmudug Kadib  Shir Dag Dag Ah oo Goor Dhaw ka Dhacay Xarunta Madaxtooyada Galmduug.

Lama Oga Sababta ka Danbeysa Kala Dirista  Golaha Wasiirada Galmudug

Wixii Wararka ah oo ku soo Kordha Kala Soco  codkamudug.com

Goor Dhaw Naga Filo Codka Madaxweynaha Dowlada Galmudug  Haduu alle idmo

EMAIL: rcmudug1@gmail.com

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news