Dahabshiil-Gif
 
|

DEG DEG: MADAXWEYNAHA SOMALIYA OO MUQDISHO KU SOO LAABTAY

1                                                                                                                                                                                          Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay, isagoona Maalmihii la soo laafay ku sugnaa Magaalada Beydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Madaxweynaha ayaa Kualamo gaar gaar ah la soo qaatay intii uu ku sugnaa Magaalada Beydhabo labada Maamul ee Beydhabo looga dhawaaqay.isagoona kala hadlaayay Labada Maamul Xaalada Magaalada Beydhabo ay mareyso iyo labada Maamul Beydhabo looga dhawaaqay.

Madaxaweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa weli la hadlin Warbaahinta waxana loo Gudbiyay Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news