Dahabshiil-Gif
 
|

Deg Deg: Wafdi Kasocda Maamulka Ximan Iyo Xeeb Oo Goordhow Soo Gaaray Gaalkacyo

Ximan Iyo Xeeb

Wafdi iskuugu Jira Wasiiro iyo Xildhibaano ka Tirsan Maamulka Ximan iyo Xeeb oo Kasoo Amba Baxay maanta Magaalada Cadaado Ayaa Goordhow Soo Gaaray Magaalada Gaalkacyo Ee Xaruunta Galmudug.

Wafdigaan Ayaa waxaa hogaaminaya Wasiirka Arimaha Gudaha Maamulka Ximan Iyo Xeeb Maxamed Xaaji Xuseen waxaana qeyb ka Ah wasiirka maaliyada ,wasiirka iskaashiga iyo xiriirka iyo Masuuliyiin Kale oo Ka Tirsan Maamulka Ximan Iyo Xeeb.

Faah Faahin Dheeraad Ah Iyo Sawiro Waan idiin Soo Gudbinaynaa Insha Allaah

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news