Dahabshiil-Gif
 
|

DEG DEG:Maayarka Gaalkacyo ee Galmudug oo is Casilay

download (1)

Bile Bashiir Caynab Duqa Dagmada Galkacyo ee Dhanka Galmudug ayaa ku Dhawaaqay in uu iska Tagay xilkii gudoomiyihii Dowlada Hoose ee Galmudug.

Munaasabad kooban oo Lugu sugootinayo Ayaa Lugu qabtay Xarunta Dowlada Hoose halkaas uu ka soo qeyb galay Madaxweynaha Galmudug Cabdi xasan cawaale Qeybdiid.

Agaasimaha Wasaarada Arimaha Gudaha Amniga Galmudug ayaa kaga mahad Celiyay Sida Wanaagsan ee Xilka Iskaga Casilay Duqi Dagmada Galkacyo ,

Bile Bashiir Caynab oo Aha shaqsigii Ka tagayXilka Gudoomiyha Dagmada Galkacyo ayaa Dardaaran u jeediyay Cida Loo Dhiibaayo Xilkaas in ay La wareegaan Dukumiintiyo ay hayeen Qaar ka Mid ah Hay.addaha Ka Howlgalo Dagmada Galkacyo,

Dadkii Goobta  isku Casilay Maayarka Gaalkacyo Ka Hadlay Waxaa ka Mid ahaa Gudoomiyaha Gobalka Mudug Aways Cali Siciid

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Gobalka Mudug

AWEYS CALI SACIID NP3

Si kastaba Ahaate ma.ahan Markii Ugu Horeesay ee Masuul ka mid ah Galmudug uu iska Casiyo Xil Loo Magacaabay balse waxaa Laga dulsugayaah Cidii Noqon La heyd Gudoomiyaha Cusub ee Dagmada Galkacyo.

Tifaftiraha Shabakada Wararka Codkamudug.com

Email: rcmudug1@gmail.com

 

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news