Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso:Gudoomiyaha Magaala xeebeedka Hobyo Ee gobalka mudug C.llaahi Cali Axmed Faad oo Ka Hadlay Gaadiid Laga Soo Dajiyay Dakada Hobyo

hobyo13

C/llaahi Faad ayaa sheegay in Taariikhda markii ugu horeysay Dekedda Magaalada Hobyo laga soo Dejiyay Baabuur islamarkaana ay tahay Hormar u soo howday Shacabka Reer Galmudug.
Guddoomiye C/llaahi ayaa intaa ku daray 19 Gaari Dekedda Hobyo Doon sida ay ku soo xiratay islamarkaan 10 laga dejiyay,kuwa harayna ay Dajintoodu hadda socoto.

Halkaan Hoose Ka Dhagayso

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news