Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso:-C/nuure Siyaad “Dalku wuxuu ku jiraa Isticmaar looma ogala inay dadkiisu tashadaan”

Cabdi Nuure Siyaad oo ka mid ah Siyaasiyiinta ugu caasan dalka Soomaaliya ayaa maanta shir jara’id oo uu ku qabtay Magaalada Muqdisho waxa uu shaaca ka qadaay in ciidamada Itoobiya ee soo galay dalka soomaaliya ay doonaayaan in ay isticmaar galiyaan dalka soomaaliya.

Ujeedooyinka ay dalka ka damacsan tahay  Itoobiya ayuu wax badan ka tilmaamay Cabdi Nuurre, isagoo xusay in dowladda Xassan Sheekh tahay midida uu u adeegto dano shisheeye.

Halkaa ka dhagayso cabdi-waal

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news