Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso:-Gudoomiyaha Maxkamada Sarre ee G/Mudug “Umadda Soomaaliyeed Maslaxadeedu waa Midnimo kala tagooduna waa cawaaqib xumo “

shGudoomiyaha Maxkamadda Sare ee ee Galmudug Sheekh Axmed Sheekh Yuusuf (Ilka Dahab) oo ka mid ah culima udiiinka ugu aqoonta badan uguna caansan soomaaliya ayaa fariin culus usoo jeediyay dhamaan shacabka soomaaliyeed iyo Dowladda Soomaaliya.

Sheekha ayaa ugu baaqay shacabka soomaaliyeed inay midnimadooda adkeeyaan kana fogaadaan waxkasta oo kala qaybinaya sida maamul goboleedyada soo kordhay,kuwaas oo uu sheegay inay salka ku hayaan qabiil isla markaana horseedaya dhibaato ka daran dhowr iyo 20 kii sano ee la soo dhaafay.

Halkaan ka dhagayso

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news