|

(Dhagayso) Maamulka Galmudug oo utacsiyeeyey eheladii uu ka Geeriyoodey Gudoomiyihii Hore Ahlusuna Waljamaaca

Allaha unaxariistee Gudoomiyihii Hore ee Culimada Ahlusuna waljamaaca oo lagu aasaey magaalada Gaalkacyo waxaa aaskiisa ka qaybgalay mas’uliyiinta maamulka galmudug iyo Culimada Galmudug

Sheikh Cumar Sheikh Max’ed Faarax allaha unaxariistee waxaa lagu aasay Qabuuraha Cirjiife ee magalada galakcyo waxaana aaska ka qaybgalay Wasiir kuxigeenka Arimaha Gudaha Axmed baasto waxa uuna kawarbiyey sida aasku udhacay iyo dadka ka qaybgalay dhagayso axmed baasto oo ka warbixinaya

DHAGAYSO CODKA

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news