Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso: Maamulka Gobolka Mudug oo Udigay Dadka Ku Hawlan Jarista Dhirta Gobolka

wwwwaaaa

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Ee Galmudug Aweys Cali Siciid oo Waraysi Siiyay idaacada Codkamudug Ayaa Digniin Udiray Dadka Ku Hawlan Jarista Dhirta Deegaano Ka Mid Ah Gobolka Mudug

Waxa Uu Sheegay Gudoomiyaha Gobolka Mudug in aysan dadka ka guureen deegaankooda oo ay tahay in ay gartaan sidii ay u difaacan lahaayeen.

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Waraysiga oo Dhamaystiran

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news