Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso: Maamulka Ximan iyo Xeeb”Waan Soo Dhaweynaynaa Furitaanka Dekada Hobyo”

xiiman iyo xeeb

Kadib Markii Galmudug Ay Ku Guuleestay Furitaanka Dekada Magaalada Hobyo oo Markii Labaad Ay Kusoo Xirteen Doonyo Wada Shixnado Kala Duwan islamarkaana Galmudug Ay Ku Dhawaaqday in Wax Canshuur Ah Aan Laga Qaadayn Doonyaha iyo Maraakiibta Kusoo Xirta Dekada Magaalada Hobyo Ayaa Maamulka Ximan Iyo Xeeb Waxa uusoo Dhaweeyay Furitaanka Dekada Magaalada Hobyo Madaam Gobolada Dhexe Ee Dalka Aysan Lahayn Dekad Si Hufan Ushaqeesa oo Bulshada Gobolada Dhexe Ay isticmaalaan.

Wasirka Dakadaha iyo Qayraadka Bada Ximan iyo Xeeb  Cilmi Kulane oo Waraysi Siiyay idaacada Codkamudug Xaruunteeda Gaalkacyo Ayaa Waxa uu Sheegay in Maamulada Galmudug iyo Ximan iyo Xeeb oo Xirir So jireen ah  uu ka Dhaxeeyo isla Markaana Waxa uu shaca ka Qaday in Furitaanka Dakda hobyo ay Muhiimad wayn u leedahay  Shacabka Gobalada Dhaxe Ayna Soo Dhaweenayaan.

Waxa uu Sheegay Masuulkan in Galmudug Ay Kala Shaqayn Doonaan Sidii Dekadaasi loo Hirgalin lahaa  isla Markana Walalaha Gobalada dhxe ay s wanagsan uga Faaideysan Lahayaeen.

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Wariyaheena Cawil Maxamed Ayaa Waraystay Wasiirka

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news