Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso:- Madaxweynaha Galmudug” Shacabka Koonfur Galbeed Heshiiya oo Gacansiiya Madaxweynaha Cusub Shariif Xasan Sh Aadan,,

madaxweynaha Galmudug

Madaxweynaha Galmudug Mudane Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo Maanta Ka Qeybgalay Caleemo Saarka Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Ee Somalia Mudane Shariif Xasan Sheeq Aadan Ayaa Qudbad Uu Halkaasi Ka Jeediyay Waxa uu Fariin Uugu Diray Shacabka Maamulkaasi oo Uusheegay Inay La Shaqeeyaan Hogaanka Cusub Ee Maamulkaasi

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Qudbadii Madaxweynaha Galmudug

XAFIISKA WARARKA GAALKACYO

BY: Hanad Abdi Faarah

Nagalasoo Xiriir

Codkamudugfm@gmail.com Ama

Hanadnasta@gmail.com Ama

Tell:+252907603456

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news