Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso:-Madaxweynaha oo uhambalyeeyay shaqaalaha Soomaaliyeed uguna baaqay inay hormariyaan Dalkooda

Madaxweynaha-SoomaaliyaMadaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uhambalyeey shaqaalaha Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan xuska sanadguurada 1-da May.

Madaxweynaha oo khudbad ka jeedinayay munaasabad lagu xusayay maalinta shaqaalaha adduunka oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu hambalyo udiray Shaqaalaha Soomaaliyeed isagoona ku bogaadiyay inay shaqaystaan si uudalkeenuu horumar ula jaan qaado wadamada kale ee caalamka.

Halkan ka dhagayso

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news