Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso:-Madaxweyne Xasan”Dalkeenu dhawaan wuxuu ka bixi doonaa meel aanay Dowladdu Koontaroolin”

madaxweynahaMadaxweynaha Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dhowaan ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ay hanan doonaan meel kaste oo ka mid ah Dalka Soomaaliya ayna ka tirtiri doonaan kooxda Al-shabaab.

“Dalkeennu iyo Dadkeennu waa inay unoolaadaan sida Dalalka aduunku unoolyihiin oo kale,meel kaste oo ka mid ah Dalka Soomaaliya waa in Dowladda Soomaaliyeed gacanta ku hayso ayuu Yiri Madaxweyne Xasan.

Madaxweynaha ayaa sheegay inuu rajeynayo in dhowaan dadlka Soomaaliya laga waayi doono meel aysan koontaroolin Dowladda Soomaliya. Halkaan ka dhagayso

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news