Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso:-Nabadoon Axmed Diiriye “Sida ugu macquulsan Halagu Dhameeyo Colaada mudug

Axmed-Diiriye1

Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ah Waxgaradka Muqdisho ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan ah lagu xaliyo dagaalkaan ka socda deegaano udhaw degmada Xarardheere Ee Gobalka Mudug.

Nabadoonka ayaa sheegay in dagaal badan aanu faa’ido lahayn, waxaana uu ku cel celiyay in dagaalka uu dhibaato un ku yahay shacabka Wada Degan.

Waxa uu sheegay in ay Odayasha dhaqanka Ee jooga Gobalka Mudug u wakiilanayaan dagaalkaan socda, isaga oo tilmaamay in dadka halkaasi wada degan looga baahnaa in ay is caawiyaan badalka ay dagaalamayaan.

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Codka

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news