(Dhagayso) Odayaasha dhaqanka Galmudug oo dhex-dhaxaadiyay beelo walalo ah oo dad isaga dilay Gobolka Hobyo
Odayaasha Dhaqanka Galmudug iyo qaarkamid ah Golaha wasiirada Galmudug oo Nabadeeyn ka wadey Baryaan Degmada Gawaan ayaa ku guulaystey in ay dhex-dhexaadiyan 2beelood oo walaalo ah
Cabdul Qaadir Cali Jaamac Qalabxoor oo ka Tirsan Golaha Wasiirada Galmudug oo ka Qayb Qaatay Dhax Dhaaxdinta Labada Baylood Ayaa Shegay in lagu Guulaystay Arinkan Kadib Dadaal Dheeri ah oo Ay u Galeen Sidii Loo Xalin Laha Khilaafka u Dhaxeeya 2 Labada beelood
Wasiirka Ayaa Tilmaamay in ay Siii Wadi Doonaan Arimahan oo Kale Si Deganada Galmudug ay u Noqdaan Kuwa Nabdoon isla Markaana Shacabka Galmudug ay Nabad u Wada Noolaadaan .
dhagayso Waraysiga Wasiir qalab xoor Qlab xoor
WWW.CODKAMUDUG.COM
WIXII AQBAAR AH NOO GU SOO DIR
Email: codkamuudgfm@gmail.com
Xafiiska Wararka Galkacyo
