Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso: (Shirka Jaraa,id) Waxgarad iyo Siyaasiyiin Ka Socda Waqooyiga Gobolka Mudug Ee Cadaado Gaaray

Ergo

Xubno isugu Jira Aqoonyahano ,siyaasiyiin iyo Waxgarad ka Tagay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo maalmahana ku sugnaa Magaalada Cadaado Ee Xarunta Maamulka Ximan Iyo Xeeb Ayaa Shirjaraa,id Ay Degmadaasi Ku Qabteen Waxa Ay ku sheegeen in deegaanada ay ka yimaadeen Ee Woqooyiga Gobolka Mudug Ay Ka Soo Qayb Galayaan shirka Cadaado Lagu qabanayo Ee Maamulka Loogu Dhisayo Gobolada Mudug Iyo Galguduud

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Shirka Jaraaid

XAFIISKA WARARKA-RADIO CODKAMUDUG

WQ: Hanad Abdi Faarah

Nagalasoo Xiriir

Codkamudugfm@gmail.com Ama

Hanadnasta@gmail.com Ama

Tell:+252907603456

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news