Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso: Wada Hadalo Galmudug Iyo Ahlusuna Uga Furmay Muqdisho [Waraysi]

Magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya ayaa waxaa ka furmay wada hadalo u dhexeeya dawlad gobaleedka galmudug iyo ururka ahlusuna waljamaaca ee gobalada dhexe ee dalka soomaaliya
Wada hadalada oo ay garwadeen ka tahay dawlada dhexe ee soomaaliya ayaa si hordhac ah kaga bilowday magaalada muqdisho waxaana ka qayb galaya wafuud ka socota labada dhinac ee galmudug iyo ahlusuna
Xildhibaan maxamed xasan geelle afhayeenka gudiga doorashada galmudug oo ka mid ah wafuuda ka qayb galaysa shirkaasi ayaa waraysi uu siiyay idaacada codkamudug ee magaalada gaalkacyo waxa uu ka hadlay qaabka uu wada hadalku u furmay
Geelle ayaa sheegay in wada hadalada ay hada si kmg ah u bilowdeen balse ay sii socon doonaan saacadaha soo aadan inta hashiis sax ah laga gaarayo wuxuuna raja ka muujiyay in wada hadaladu ay waqtigii loogu tala galay kusoo idlaadaan

Halkaan Hoose Ka Dhagayso waraysiga Uu Xildhibaanku Siiyay codkamudug Oo Dhamaytiran

W/Q:Mahad Daahir Maxamed [Mahad America]

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news