(Dhagayso) Wafdi Wasiirka Sportiga Galmudug uu Hogaaminayo oo Gaalkacyo Lagusoo dhaweeyey
Qaybaha Bulshada Galmudug oo maanta soo dhaweeyey Heersaraha u sameeyey Wasiirka Wasaaradda Sportiga Galmudug iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo ka soo dagay Gagida Diyaaradaha Gaalkacyo .
Wasiirka oo mudo safar ku maqnaa waxa uu socdaal ku soo kala bixiyey Wadamada Yurub iyo Africa Hal Kaan ka dhagayso Warbixinta waxaa inoo diyaariyey W/Rujalo








