Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso:- Walaac Laga Muujinayo Qilaafka Madaxda Dowlada Saamaynta uuku Leeyahay Dhismaha Maamulka Gobolada Dhexe

cabdisamd

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug C/samad Nuur guuleed oo shalay shaaciyay inuu yahay Musharaxa maamulka loo sameynayo Gobolada dhexe ee Dalka ayaa sheegay in khilaafka u dhaxeeya  Madaxda Dalka in uu sameyn ku uyeeshay ama dib u dhac u keeno Maamulka loo sameynayo Dadka daga Gobolada Dhexe.

Waxa uu sheegay in loo baahan yahay in si wadajir ah looga qeyb qaato dhismaha Maamulka isla markaana ugu baaqay in ay heshiiyaan Madaxda Dalka.

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Codka

XAFIISKA WARARKA GAALKACYO

Nagalasoo Xiriir

Codkamudugfm@gmail.com

Hanadnasta@gmail.com Ama

Tell: +252907603456

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news