Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso:-Wasaarada Caafimaadka Galmudug”Caruur Badan Ayaa udhimatay Cudurka Xiiq Dheerta”

???????????????????????????????

Cumar Cabdi Max’ed Agaasimaha Guud ee Wasaarada Caafimaadka Dowlad Goboleedka Galmudug Oo Shir Jaraa,id Ku Qabtay Xafiiskiisa Gaalkacyo ayaa Ka warbixiyay Cuduro Ka dilaacay Deegaano Ka tirsan Galmudug Kuwaa Oo uu Sheegay in ay Yihiin Cudurada Jadeecada Iyo Xiiq dheerta ayna Caruur u dhinteen Kuwa kalena ay hada Isbitaalada Jiifaan.

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Codka Agaasimaha

XAFIISKA WARARKA GAALKACYO

BY:Hanad Abdi Faarah

Email:Codkamudugfm@gmail.com Ama

Hanadnasta@gmail.com

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news