Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso: Xildhibaanada Baarlamanka Galmudug oo isku Dhagan Kadib Xilka Qaadistii C/Kariin Xuseen Guuleed

Xildhibaanada Baarlamanka Galmudug oo intiisi ugu Badnaa Ay SHaaciyeen inay Xilkii Ka Qaadeen C/kariin Xuseen Guuled Ayaa Waxa Ay Sheegeen Xildhibaanadu in C/kariin Aysi Sharci Ah Xilka uuga Qaadeen Xildhibaanada.

 

Xildhibaan Maxamuud Diini oo ka Mid Ah Xildhibaanada Galmudug oo Codkamudug La Hadlay Kana Mid Ah Xildhibaanada Xilka Ka Qaaday Madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed Ayaa Sheegay in Guuleed uusan Xiligan madaxweyne Ahayn Ka Ahayn Galmudug.

 

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Waraysiga

 

Dhinaca Kale Xildhibaan c/qaadir cali Diirshe oo isna Ka Mid Ah Xildhibaanada Galmudug Kana Soo Horjeedo Xilka Qaadista C/kariin Guuleed Ayaa Sharci Daro Ku Tilmaamay Sida Xildhibaanada Ay Shaaciyeen Wuxuuna Sheegay in uusanba Furneen Kala Fadhi Baarlaman

 

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Waraysiga

 

Xuquuqda inaad Xusto Ceeb Ma Ahan ee Waa Sharci

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news