(Dhagayso)Baarlamaanka Galmudug oo Maanta ansixiyey Gudiyadii Lamagacaabay
Baarlamaanka Galmudug oo manta kalfadhi isuguyimid xarunta Baarlamaanka Galmudug waxa ay ku ansaxiyeen Gudiyadii dhawaan lamagacaabey ee Gudiga Doorashada Galmudug iyo gudiga Balaarinta Galmudug kala fadhigaan manta ay isugu yimaadeen Xildhibaanada Galmudug waxaa shir Gudoominayey Gudoomiyaha Barlanaamka Galmudug Xasan Max’ud Hayl
Ansixinta Gudiyada kadib waxaa Warbaahinta Lahadlay Gudoomiyaha Baarlamaanka Hayl dhagayso Gudomiyaha DHAGAYSO HAYL

Mundane heel guul baan kugu ogahay
dhamaan waad slmanthiin aqyartasaisha iyo ownerska pagkan aad ayaan ugu baahnayn web kan oo kale ah fekerkana la isku waydaarsado lakala war qabona dhamaan waan salaamaya dhilinta dibada iyo gudahaba waxan idin dhihi laha qaab qurux badan xogta ha la isu dhaafsado