Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso:Dad Kor U Dhaafaya 90 Ruux Oo la Il Daran Cuduro Abaarta Ka Dhashay Oo La Jiifiyay Isbitaalka Dagmada Galinsoor Ee Gobalka Galgaduud

Dadkaan oo laga kala keenay tuulooyin hoostaga dagmada galinsoor ee gobalka galgaduud ayaa 24 kii saac ee lasoo dhaafay la gaarsiiyay isbtiaalka guud ee dagmada galinsoor ee gobalka galgaduud
Gudoomiyaha dagmada galinsoor cali siciid indha kurey oo waraysi siiyay idaacada codkamudug ee magaalada gaalkacyo ayaa sheegay in dadkaasi ay u baahan yihiin gurmad caafimaad oo dag dag ah

Hoos ka Dhagayso Codka 

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news