Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso:Ex Xildhibaan Xaaf” Cid Soo Celin Karta C/kariin Xuseen Guuleed Ma Jirto”

Xildhibaan Axmed Ducaale Geele Xaaf oo Ka Mid Ahaa Xildhibaanadii Waqtigiisu Uu Dhamaaday oo idaacada Codkamudug Waraysi Gaar Ah Siiyay Ayaa Ka Hadlay Sida uu u Arko Xilka Qaadista Xildhibaanada Ay Sameyeen iyo Diidmada Madaxweynaha Galmudug.
Xaaf Waxa uu Sheegay in Sharci uu Yahay Xilka Qaadista Xildhibaanadu Ay Ku Sameyeen Madaxweynaha Galmudug.
Halkaan Hoose Ka Dhagayso Waraysiga

 

Xuquuqda inaad Xusto Ceeb Ma Ahan ee Waa Sharci

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news