Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso:Ganacsatada Gaalkacyo Oo Ka Digay Kala Xirnaashaha Ganacsiga Gaalkacyo

download-3

Ganacsatada magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa ka hadlay saamaynta ay ku yeelatay kala xirnaashaha ganacsiga magaalada gaalkacyo ka dib markii uu istaagay isku socodkii gacansiga koonfurta iyo waqooyiga gaalkacyo arintaasi oo ay sababtay xirnaashaha wadooyinka muhiim ka ah ee gaalkacyo oo ay xireen labada maamulka ee galmudug iyo puntland balse ay dhibaato xoogan kala kulmeen shacabka gaalkacyo waxaana sara u kac uu ku yimid maciishada magaalada gaalkacyo oo ay ganacsatudu qaali ka dhigeen qaar ka mid ah ganacsatada gaalkacyo ayaa ka digay kala xirnaashaha ganacsiga magaalada gaalkacyo

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Codka

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news