Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso:Garoonka Diyaaradaha Waqooyiga Gaalkacyo Oo Dhac Loogu Geestay Gaari Ay Dad Shacab Ah Wateen

GE DIGITAL CAMERA

Wararka Aanu kahelayno Garoonka diyaradaha Waqooyiga Gaalkacyo Ayaa Sheegaya in Halkaasi Dhac Loogu geestay Gaari Ay Wateen Dadka Shacab Ah.

Cabdi Cismaan Oo Ah Mulkiilaha Gaariga Ladhacay Ayaa Warbaahinta Codkamudug Sharaxaad Ka Siiyay Qaabka Gaariga loogu dhacay Garoonka iyo sida ay ula dhaqmeen ciidamada dhaca ugaystay gaarigiisa

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Waraysiga

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news