(Dhagayso)Gudoomiyaha Gudiga Diyaarinta Golaha Deegaanka Gaalkacyo oo wareysi siiyey Radio Codkamudug
Gudoomiyaha Gudiga Diyaarinta Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo Cabdiwali shiiq Cali Rooraaye oo wareysi siiyey barnaamijka tusmada radio codkaudug ayaa faah faahin kabixiyey halka ay marayaa doorashooyinka golaha deegaanka gaalkacuo
Gudoomiye Cabdi wali ahna wasiirka wasaaradda Maaliyada Galmudug oo wariye Liban Isse uu wareysiga layeeshay waa kan HALKAN KA DHAGAYSO GUDOOMIYAHA WAREYSIGIISA
![Cwali-sh-ali-rooraaye[1]](http://www.codkamudug.com/wp-content/uploads/2013/01/Cwali-sh-ali-rooraaye1.jpg)