|

(DHAGAYSO)Gudoomiyaha Maxkamada Sare Galmudug oo sheegay in Dastuurka Qabyada ah looga soo horjeedo Diinta islaamka

Shiiq Axmed Yusuf Jimcaale Gudoomiyaha Maxkamada Sare Galmudug ah na Gudoomiyah Dalada Culmada Galmudug oo shir Jaraa’id uu ku qabtay Gaalkacyo kaga Hadlay Dastuurka Soomaalida loowado in uu yahay mid Diinta islaamka looga soo Horjeedo Dhagaysi Shirka Shiiqa oo dhamaystiran 

(DHAGAYSO) SHIIQ SHIRKIISA OO DHAN

2 Responses for “(DHAGAYSO)Gudoomiyaha Maxkamada Sare Galmudug oo sheegay in Dastuurka Qabyada ah looga soo horjeedo Diinta islaamka”

  1. abdullahi yusuf says:

    maalmahaan maxaa dhacay wareysyadii xiisaha lahaa oo maqalka ahaa ilaa iyo dhowr beri wax ma maqlin dadkeena qurbaha waxaan ku noolnahay wararka maqalka ah

  2. CALI says:

    ASC, MASHA ALLAH SHEEKHA HANOO DHOORO AJIR XASANAADNA ALLAH HAKA SIIYO SIDA XAQA UCADEEYAY. UMADA SOMAALIYEEDNA DIINTOODA WAX GAALO KEENTAY YEEYSAN KUBADAN. GAAL WAA GAAL DAA IMAN GACMAHANA AAN IS QABSANO ARINKU MAANTA MEEL XUNBUU MARAAYAA WSC WR BR

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news