Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso::Hay,ada IRC Oo Degmada Ceeldibir Ka Baxday iyo Maamulka Degmadaasi oo Qeylo Dhaan Ka Muujiyay Xaalada Isbitalka Degmadaasi

C/raxmaan Sh.Xasan Gudoomiyaha Degmada Ceeldibir oo La Hadlay idaacada Codkamudug Ayaa Qaylo Dhaan Ka Muujiyay Xaalada isbitalka Degmadaasi Kadib Markii Degmadaasi Ay Ka Baxday Hay,ada IRC oo Gacanta Ku Haysa Isbitalka Degmadaasi.

Waxa uu Sheegay Gudoomiyaha in Bulshada Reer Ceeldibir Ay Dib Uugu Laabanayaan Maalmo Murugo Leh oo Ay Horay Uuga Soo Gudbeen Bulshada Ku Dhaqan Degmada Ceeldibir Madaamada Degmadaasi Ay Ka Jirtay Dhibaatooyin Xaga Caafimaadka Ah iyadoo Mararka Qaar Degmadaasi Ay Dad Caafimaad Daro Uugu Geeriyoodeen Ka Hor Inta Halkaasi Aysan Gaarin Hay,ada IRC Oo Si Rasmi Ah U Faarujisay Degmadaasi.

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Waraysiga Gudoomiyaha Warbaahinta Codkamudug Uu Siiyay

Xafiiska Wararka Gaalkacyo

W/Q: Hanad Abdi Faarah

Email: Hanadnasta@gmail.com

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news