(Dhagayso)Koox Burcad badeed ah oo shaacisey in ay kalaabteen Burcadbadeednimadii
Halkaan ka dhagayso dhalinyaraad oo ka hadlaya sababa markii hore ay ku doorteen burcadnimada iyo waxa xiligaan ay u joojiyeen DHAGAYSO DHALINYARADA SOO LAABATEY
Halkaan ka dhagayso dhalinyaraad oo ka hadlaya sababa markii hore ay ku doorteen burcadnimada iyo waxa xiligaan ay u joojiyeen DHAGAYSO DHALINYARADA SOO LAABATEY
You must be logged in to post a comment Login
Asa laamu Calaykum dhamaan,
Sawiradaan waxbaa ka qaldan, oo ma dhameystirna.
Dadkaan lasoo sawiray oo teendhooyinka kunool waa dadka Soomalida ah ee kasoo barakacay Gobolada Bay & Bakool.
Dabaqa Qurxoon oo dhinaca burbursan waa Garsoor, oo asagoo dhisma kusocoto ayaa iigu danbeysay, ilaahey Dabaqa dhismahu kusocday burbur weyn kuma keeno.
kkkkk war dadku been badanaa. hal sar lee waaye waxaad natuseeso iyo qaxootigii koonfurta kayimid kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wooow.