Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso:Maamulka Puntland OO Guul Ka Sheegtay Dagaal Ka Dhacay Duleedka Qandala

888888

Maamulka puntland ayaa ka hadlay dagaal ka dhacay duleedka magaalada qandala ee gobalka bari oo u dhexeeyay ciidamada puntland iyo kooxda daacish qaybteeda soomaaliya
Taliyaha guud ee ciidanka bada puntland c/risaaq diiriye faarax ayaa sheegay in ay dagaalkaasi ku dileen dagaal yahano ka tirsan daacish kuwo kalana ay dhaawac culus gaarsiiyeen ciidanka puntland
Dhanka kale kooxda daacish ayaa dhankeeda guulo ka sheegatay dagaalka ay la galeen ciidanka puntland

Halkaan hoose ka dhagayso codka taliyaha

W:Q:Mahad Daahir Maxamed [America]

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news