Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso:Macalin Dugsi Qur,aan oo Faah Faahin Ka Bixiyay Kaalmo Kaga Timid Ururka Northampton Somali Women & Girls Association

hh1

Ururka Northampton Somali Women & Girls Association Ayaa Kaalmo Lacageed oo Dhan 750$ Uugu Deeqay Dugsi Qur,aan oo Kuyaala Magaalada Hobyo Ee Gobolka Hobyo

Macalin Amaal macalin c.raxmaan Sheekh Nuur oo Ah Maamulaha Dugsigaasi Ayaa uga Mahad Celiyay Kaalmada uusoo Gaarsiiyay Ururkan Asagoona Sheegay In ay wax badan utarayso Dugsiga Dhanka Dhismaha

Waxa uu  Mahad Celin Balaaran Ujeediyay Madiixi Yusuf Cali , Shukri Dhalbaas,Zamzam Abdi, Fatima Saed Haweeyo, Muna Yuusuf,Madiha Yuusuf, Manal Yusuf, Sadia Yasin iyo Saaxiinadeed oo Dhaman Ka Tirsan Ururka. Macalinka ayaa u duceeyay dadkii lacagta usoo aruuriyay wuxuuna ilaah uga baryay in uu badal khayr qaba uu siiyo.

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Codka

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news