Dahabshiil-Gif
 
|

Dhagayso:Madaxweynaha Galmudug oo Khudbad Taariikhi Ah Maanta Ka Jeediyay Furitaanka Shirka Maamul Usamenta Gobolada Dhexe

10

Madaxweynaha Galmudug Mudane C/xasan Cawaale Qeybdiid Kana Mid Ah Musharixiinta Utaagan Qabashada Xilka Madaxtinimo Ee Maamulka Loosameenayo Gobolada Mudug iyo Galguduud Ayaa Maanta Khudbad Taariikhi Ah Waxa UuKa Jeediyay Furitaanka Shirka Maamul Usameenta Gobolada Dhexe Ee Dalka Somalia.

C/Qeybdiid Madaxweynaha Galmudug Waxa uu Sheegay in 8-Sideedii Sano Ee Ay Jirtay Galmudug oo Ka Kooban Gal iyo Mudug oo Ah Galguduud iyo Mudug in Dadaal Ay Uugu Jireen Maalin in Ay isku Imaanayaan Mudug iyo Galguduud,Sidoo Kale Waxa uu Tilmaamay Madaxweynaha Galmudug in Magaca Galmudug uu Heesto Aqoonsi Caalami Ah.

Madaxweynaha Galmudug Ayaa Sidoo Kale Sheegay in Galmudug Ahaan Ay Tanaasul Sameyeen.

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Codka Madaxweynaha Galmudug

W/Q: Hanad Abdi Faarah

Email: Hanadnasta@gmail.com

You must be logged in to post a comment Login

www.codkamudug.com | Somalia news, Kenya news, Uganda news, ethiopia news, Galmudug news, somaliland news, Puntland news